Nin labadiisa waalid ku dacweeyay sababtii ay u dhaleen.

Qoraal ay soo saartay hooyadiis Kavita Karnad Samuel ayay ku sheegtay in ay ku bogaadinayso wiilkeeda in uu maxkamad geeyo, isaga oo og in labadooduba ay yihiin garyaqaano.Samuel ayaa maxkamadda ka codsanaya in ay u xukunto magdhow ay waalidkiisa siiyaan.Fikradda ninkan waxa ay salka ku haysaa aragti falsafadeed oo sheegaysa in nolosha ay tahay mid dhibaato badan, sidaasi darteedna la’iskaba dhaafo.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published.