Dhunkashada: Maxay tahay sababta aanu isku dhunkano, maxayse jirkeena farxad ugu abuurtaa?.
Waalidiinteena way na dhunkadaan markaan yarnahay. Inta lagu jiro xilligaan xamaasadda badan , bishimaha ayaa waxay mowjado badan oo togan u soo diraan maskaxdeena. Sababtaas awgeed, maskaxdeennu waxay calaamadisaa ‘dhunkashada’ iyo dhaqdhaqaaqa dibnaha sida dareenka jacaylka. Waxayna arrintani maskaxdeena baratay laga billaaba carruurnimadeenii.