Meydad tira badan oo laga helay magaalada Mariupole ee Ukraine.
Meydad tira badan oo loo maleynaya iney yihiin dagaallamayaashi difaacayey magaalada Mariupole ayaa la soo gaarsiiyey caasimadda KyivQoysaska askarta difaaca magaaladaasi ku dhimatay waxay sheegeen iney guddoomeen ku dhawaad 160 meyd labada dhanba50 askari...