Monthly Archive: June 2022
Meydad tira badan oo loo maleynaya iney yihiin dagaallamayaashi difaacayey magaalada Mariupole ayaa la soo gaarsiiyey caasimadda KyivQoysaska askarta difaaca magaaladaasi ku dhimatay waxay sheegeen iney guddoomeen ku dhawaad 160 meyd labada dhanba50 askari...
Waalidiinteena way na dhunkadaan markaan yarnahay. Inta lagu jiro xilligaan xamaasadda badan , bishimaha ayaa waxay mowjado badan oo togan u soo diraan maskaxdeena. Sababtaas awgeed, maskaxdeennu waxay calaamadisaa ‘dhunkashada’ iyo dhaqdhaqaaqa dibnaha sida...
Muxuu yahay codka kalsooniga? Iskudayga ay xildhibaannada xisbiga Conservative-ka xilka uga qaadayaan hogaamiyahooda ayaa loo yaqaanaa codka kalsoonida. Si ay u qabsoonto codeyntaas, waa in ugu yaraan 15% xildhibaannada xisbiga ay qoraan warqad ay...
axaa safarka ku wehlin doonaa xaasiiskiisa, Boqorad Mathilde iyo xubno ka tirsan dowladda Belgium oo uu kamid yahay Ra’iisal wasaare Alexander De Croo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Felix Tshisekedi ayaa martiqaad u fidiyay boqortooyada.Booqashada...
Qoraal ay soo saartay hooyadiis Kavita Karnad Samuel ayay ku sheegtay in ay ku bogaadinayso wiilkeeda in uu maxkamad geeyo, isaga oo og in labadooduba ay yihiin garyaqaano.Samuel ayaa maxkamadda ka codsanaya in ay...